Gaadiid farabadan oo ay ka buuxaan Taageerayaasha Urur Siyaasadeedka REJO oo u dabaaldegaya guushii Ururku ugu gudbay ka qaybgalka tartanka Xisbiyadda Somaliland, ayaa caawa ku wareegay xaafadaha Magaaladda Laascaanood, iyagoo ku dhowaaqayey hal-ku-dhigyo ku saabsan dhiirigelinta Ururka.