Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Urur Siyaasadeedka REJO oo maanta qaar ka mida saxaafadu wareysatay ayaa si kulul u eedayey Madaxda mucaaridka isagoo ku tilmaamay in Somaliland u wadaan qas, kicin, dagaal iyo fowdo maamul.
Gudoomiyaha ayaa xukuumadda ugu baaqay inay talaabo sharci ah ka qaado.
DAAWO: