PUNTLAND OO SOOL, SANAAG IYO CAYN DOORASHO KA QABANAYSA IYO DEGAAMO TALEEX KA TIRSAN OO QARDHO LA RAACIYEY

taleex1

Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland (TPEC) ayaa shaaciyay goobaha ay ka sameynayaan diiwaan-gelinta cod-bixiyayaaasha doorashada lagu muransan yahay ee goleyaasha deegaanka Puntland.

Guddiga ayaa soo saaray goobaha diiwaan-gelinta 37 degmo oo qaar ka mid ahi ku yaallaan Gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn. Sidoo kale waxaa Degaanka Shaxda oo degmada taleex ka tirsan lagu daray Degmadda Qardho oo loogu yeeray Gobolka Karkaar, taas oo ah dhulboob la mid ah midkii degmadda Boocame ee dadka badani ku nafwaayeen.

Hoos ka akhriso:

Gobolka Bari (6 degmo)
1. Boosaaso
2. Carmo
3. Balidhidin
4. Qandala
5. Xaafuun
6. Iskushuban

Gobolka Gardafuu (5 degmo)
1. Caluula
2. Bareeda
3. Baargaal
4. Murcanyo
5. Gumbax

Gobolka Karkaar (6 degmo)
1. Bandarbayla
2. Rako
3. Xumbays
4. Dhudhub
5. Shaxda
6. Waaciye

Gobolka Haylaan (3 degmo)
1. Dhahar
2. Buraan
3. Ceelaayo

Gobolka Mudug (7 degmo)
1. Gaalkacyo
2. Goldogob
3. Buursaalax
4. Xarfo
5. Towfiiq
6. Jariiban
7. Saaxo

Gobolka Sanaag (3 degmo)
1. Badhan
2. Laasqoray
3. Xingalool

Gobolka Nugaal (4 degmo)
1. Garowe
2. Buurtinle
3. Dangoroyo
4. Godobjiraan

Gobolka Cayn (1 degmo)
1. Buuhoodle

Gobolka Sool (2 degmo)
1. Taleex
2. Boocame

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here