GUDOOMIYAHA URURKA REJO OO KA SOO HORJEESTAY WADAHADALADA SOMALILAND IYO SOOMAALIYA

rejo cabdilaahi dahab

Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka REJO Cabdilaahi Axmed Maxamed Ismaaciil (Dahab), ayaa ku gacanseyray wadahadal dhexmara Somaliland iyo Somaliya.

Gudoomiyaha ayaa tusaale u soo qaatay wadahadaladdi hore u dhexmaray labada dhinac oo uu sheegay in lagu khasaaray, islamarkaana ay ka baxeen dhamaan heshiisyadii iyo Balamihii la wada galay.

Cabdilaahi Dahab oo u waramayey weriye Maxamed Jiglan ayaa shacabka iyo dowladba ugu baaqay isku tashi.

DAAWO HADALKII GUDOOMIYE DAHAB

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here