Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka REJO Cabdilaahi Dahab oo maanta la hadlay saxaafadda ayaa shacabka Somaliland ugu baaqay inay isdiiwaangeliyaan oo ay kaadhka codbixinta qaataan.
Gudoomiyaha ayaa sidoo kale soo jeediyey in loo midoobo wacyigelinta diiwaangelinta.