Waxaa soo xoogeysanaya kacdoonka ay shacabka Goboladda Sool, Sanaag iyo Cayn isaga xoreynayaan maleyshiyaad Muuse Biixi ee xasuuqa ka wada Magaalada Laascaanood.
Maanta oo keliya waxaa dhaawac soo gaaray dad 20 halgame ku dhow, kacdoonkuna waa sii xoogeysanayaa, dhaawucu wuu sii badan doonaa, sidaad darteed waxaa shacabka ku waajiba inay dhiiga u shubaan halganka si isagoo diyaarsan halgameyaasha soo dhaawacma loogu shubo.
Qofkii dhiig bixin kara waxaa ku waajiba inuu tago isbitaalkii ugu dhow ee dhiig kaydin oo uu dhiig shubaa, si aan waqti badbaado uga lumin halgameyaasha soo dhaawacma.
GUUL IYO GOBANIMO SHACABKA SSC GUUSHII IYO XORNIMADDII WAA SOO DHOWDAHAY EE KACDOONKU HA SOCDO.