Waxaan Shacabka Gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn xusuusinayaa in Cadowgaagu kuu soo kaxeysto oo kuu isticmaalo doqontaada, sida INA HUMBANI (Wasiirka Warfafinta SNM) IYO INA CAMBAASHE (Hogaamiye Maleeshiyo) oo kale, doqontu taariikhda xumaan mooyee wanaag kuma leh.
Labadoodaba garasho waad ka taqaaniin oo ka sugi maysaan, gaajo iyo baahida ay ka baqayaana waa gartood oo waad ogtihiin waxay ka soo mareen, dadnimona waxay ka liitaan kuwa jidhkooda ka ganacsada, waxayna dhiman doonaan iyagoo aan daahir ahayn oo Horgalo ah.
Waxaan idiin sheegayaa in haldoorkeenii ay si qorsheysan u dileen Maleeshiyada SNM ee ka amar qaadata GACAN-KU DHIIGLEYAASHA Hargeysa fadhiya, markey dilaana idinka dhexdiina ayey oran jireen Reer hebel baa idinka dilay iyo dhulbahantaa is dilaya, waana nidaamka qaybi oo xukun oo ay mudo ku guuleysteen, maanta waxay Xasuuq ku wadaan maatadiinii iyo shacabkii.
Garaad, Caaqil, Siyaasi iyo Waxgaradkii la kulma ama fariin ka keena GACAN-KU-DHIIGLE MUUSE BIIXI CABDI iyo Horgaladiisa waa caada-qaate cusub, mana jirto sabab aad u wadahadashaan illaa inta uu ka qiranayaan qorweyntii ay idinka laayeen, xasuuqyadii ay geysteen, islamarkaana ay Maleeshiyadooda Goboladiina kala baxayaan.
Qofkii idinka dhintaa waa shihiid oo wuxuu dhintay isagoo u dagaalamaya midnimadda muslimiinta, ismarkaana difaacanaya maalkiisa, sharaftiisa iyo dhiigiisa, kaad dishaan waa daalin u socday wixii ilaahay ka xaaraantinimeeyey.
Xasuuqan waa mid Ururka SNM uu kaga aargoosanayo ciilkii iyo cadaawadii uu Soomaalida u qabay, kadib markii ay xaqiiqsadeen inaan caalamku qabiil Dawlad u aqoonsan doonin.
JIHAADKU HA SOCDO HORGALADA IYO EYDU HAYSKA CIYEEN.
GUUL IYO GOBANIMO SHACABKASSC.
#SSCGENOCIDE