WIILASHA YARYAR EE HARGEYSA LAGU CIQAABAYAA HALDOORKII SSC MA DILIN

Madaxweyne muuse biixi aftaag

Wararka aanu ka helayno Magaaladda Hargeysa ayaa noo xaqiijiyey in magaalada Hargeysa lagu ciqaabayo Wiilal yaryar oo Goboladda SSC ka soo jeeda, kuwaas oo lagu khasbayo inay qirtaan Haldoor Laascaanood lagu dilay.

Waa cajiib GACAN-KU-DHIIGLE MUUSE BIIXI IYO MAXAMED KAAHIN waxay la soo baxeen dhaqankii SNM-ta (shiish iyo khaakh), dadkay haldoorkoodii si qorsheysan u dileen, shacabkoodii Xasuuqeen, ayey haddana Caruurtoodii doonayaan inay ciqaabaan oo khasab ugaga yeedhsiiyaan anagaa Haldoorkii SSC dilay.

HADAY 100 DHALINYARO AH OO LA CIQAABAY KAGA HADLIYAAN, IYO HADDII KALE SHACABKA SSC WAA OGYAHAY IN HALDOORKOODII AY DILEEN MALEESHADA SNM OO KA AMAR QAADANAYSA GACAN-KU-DHIIGLE MUUSE BIIXI IYO KUWII KA HOREEYEY EE UU HOGAAMINTA JAMHADDA KALA WAREEGAY.

#SSCGENOCIDE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here