GARAAD JAAMAC G ISMAACIIL OO CIIDAMADA SNM UGU BAAQAY INAY DEGAAMADA SSC KA BAXAAN

garaad jaamac garaad ismaaciil

Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo xalay habeen barkii Saxaafadda la hadlay ayaa cadeeyey in Magaaladda Laascaanood ay Ciidamadda SNM ee uu hogaamiyo gacan-ku-dhiigle Muuse Biixi Cabdi ay xasuuq ka wadaan.

Garaadka ayaa ku baaqay inay degaamadda deg deg uga baxaan.

DAAWO:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here