Caawa oo habeenkii 9aad ee kacdoonka Goboladda SSC, ee u halgamaya midnimadda Soomaaliyeed iyo Muslimiin ayaa magaalada Laascaanood ka socda, waxaa laysu adeegsanayaa xubka noocyadiisa kala duwan, dhawaqa rasaasta ayaa magaalada oo dhan laga maqlayaa.
Maleeshiyadda SNM ee uu Hogaaminayo Gacan-ku-dhiigle Muuse Biixi Cabdi, ayaa saacadba saacada ka dambeysa waxay la kulmeysaa iska caabin xoogan, waxaana maanta la gaarsiiyey khasaare dhimasho, dhaawac iyo maxaabiis leh.
Maleeshiyada daalimiinta ah ee Muuse Biixi 5-tii sano ee la soo dhaawey waxay kibir qaawan kula kacayeen BEELWEYNTA GARXEJIS oo ay xasuuq, kufsi iyo tacadiyo kaleba u geysteen, kuwaas oo goaansadey inay iska dulqaataan.
Maanta waxay kibirkii la soo doonteen dhashii Daraawiishta, waxaan idiinku baaqayaa in daalimiinta hadhuubkoodii buuxsamay, wayna jabayaane JIHAADKA HA JOOJININA, ilaa aad ka gaadhsiisaan HEER UU KAADI BAAN LAY CABSIIYEY BUU ODHAN JIRAYE AAD XAARKIISA CUNSIISAAN.
Waxaan kale oo aan halgameyaasha xuusinaynaa in kacdoonku uu rabitaankiina ku yimid, dhiigiiniina aad u daadiseen oo u shihiideen, cid idin kula talisayna aanay jirin, dhulbahantena waa mid oo idinka sabab u ah, Iska jira kuwa idiinku soo dhuumanaya Dhulbahante shir haysugu yimaadee kacdoonka joojiya, kuwaasu waa Horgale iyo Caadaqaateyaal cadowgu soo dirsaday, Haddii Garaado shiraan iyo haday shiri waayaanba idiinma khuseyso, waxaa walaalkii ah qofkii naf iyo maal midkood idiinku deeqa.
WAXAAN QURBAJOOGTA UGU BAAQAYNAA INAY DHAQAALAHA U HURAAN HALGAN OO SI DEG DEGA KACDOONKA LOOLA XIRIIRAAN.
LAHADALKA MUUSE BIIXI, HORGAL HARGEYSA LAGA SOO DIRAY, AMA CID BEESHA DHEXE AH OO XAARAAN ILAA INTA MALEESHIYADA SNM AY GOBOLADDA SSC JOOGAAN.
GUUL IYO GOBANIMO SSC, HALGANKU HA SOCDO MUUSE IYO HORGALADUNA HA CIYEEN.
#SSCGENOCIDE