Waxaa mar dhoweyto Magaalada Hargeysa ee Caasimada SNM shir-Jaraaid ku qabtay Hogaamiyaha SNM, GACAN-KU-DHIIGLE Muuse Biixi Cabdi iyo Gudoomiyaha Guurtida Jamhadda SNM Saleebaan Gaal, kuwaas oo ku hadaaqay hadal jamhadeed aan macno badan u sameyn umadda Soomaaliyeed iyo Beesha Caalamka, belse ahaa mid laga jecel yahay degaamadda ay Jamhaddu ka taliso.
Madaxda Jamhadda SNM ayaa muujiyey inay aad uga xun yihiin in Shacabka Soomaaliyeed iyo Beesha Caalamku ogaadeen Xasuuqa iyo tacadiyada ay Maleeshiyadu SNM ka wado Magaalada Laascaanood.
DAAWO: