Eebe ha u naxariisto Shahiid Maxamuud Cali Saadle oo hadda Maleeshiyadda SNM ee uu hogaamiyo GACAN-KU-DHIIGLE Muuse Cabdi ku toogteen Magaaladda Laascaanood.
Xaq u dirir Shahiid Maxamuud wuxuu ka dhiidhiyey xasuuq iyo tacadiyo ay Maleeshiyadu ka wado Laascaanod, waa shihiid waxaa dhishay gacan ka xaqdaran oo daalin ah.
Waxaa Magaaladda ka goan isgaarsiintii siiba Internetka, Korontaddii, biyihii iyo maceeshaddii dadku ku noolaa.
Maleeshiyadda SNM oo u dhaqaaqday aargoosi iyo Xassuq waxay isticmaalayaan tabihii uu Dagaalkii Labaad Nasigii u isticmaali jiray Yuhuuda.