DAAWO XILDHIBAAN QAWDHAN OO XAQIIJIYEY IN XUBNO GOLEYAASHA KU JIRAA SNM KALAGOYNTA KALA SHAQEYNAYAAN

xildhibaan cabdi qawdhan

Xildhibaan Cabdi Ibraahim Warsame (Qawdhan) ayaa xaqiijiyey Caasimada Soomaaliya ay joogaan kooxo abaabulan oo u taagan kala-goynta soomaaliya oo Jamhadda SNM biisho, kuwaas oo ku jira golayaasha qaranka, isagoo ku tilmaamay Khiyaamo Qaran in Goleyaashii Qaranka ay ku jiraan dad aan aaminsanayn midnimadda Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here