Duqayntii ugu badnayd ayay maleeshiyada Argagixisada Jabhada SNM ee sheegata Somaliland saaka ku bilaabeen Magaalada Laascaanood.
Si toos ah ayaa hubka waaweyni ugu hoobanayaa Guryaha shacabka rayidka ah iyo goobaha caafimaadka ee magaalada Laascaanood.
Shacab soconaya iyo gaadiid soconayaa majiro maadaama ay meel kasta saaka la’arkayo iyada oo qiiqaya waana subixii 14aad oo xidhiidha.
#SSCGENOCIDE