Dagaal culus oo u dhexeeya Jamaahiirta xaq u dirirka ah ee SSC iyo Jamahadda SNM ee sheegata Somaliland ayaa k socda duleedka Magaalada Laascaanood.
Dagaalkan oo ah mid aan waxba laysu reeban ayaan weli la ogeyn khasaaraha dhabta ah ee kala gaaray labada dhinac.
Weerarka waxaa soo qaaday Maleeshiyadda uu hogaamiyo gacan-ku-dhiigle Muuse Biixi oo caadeystay inuu madaafiic aan loo aabayeelin ay la dhacaan magaaladda iyo dadka shacab ah.