Guddiga Aaya katashiga SSC-KHAATUMO oo war ka soo saaray weerar Jabhada Argagixisada SNM saaka ku soo qaaday Magaaladda Laascaanood, xili ay sheegtay inay xabadjoojin sameysay, ciidamadana ka fogeysay Magaalada.
SSC-KHAATUMO ayaa ku eedeeyey Jabhada Argagixisada SNM in ay diyaarinaysay weerar ciidan, kaas oo ay saaka soo qaaday, waxayna sheegeen in dadka deegaanku is difaacayaan.