Guddoomiyaha goalah shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa soo saaray liiska 10 xubnood ee xildhibaanada golaha shacabka ku metelaya qaban-qaabada doorashada madaxweynaha dalka.
10-ka xildhibaan ee golaha shacabka ku metelaya guddigaas ayaa kala ah:
1 – Xildhibaan Mowliid Cabdi Maxamuud
2 – Xildhibaan Cali Xaaji Daahir Saleebaan
3 – Xildhibaan Maxamed Keerow Maxamed
4 – Xildhibaan Nuur Mustafe Mukhtaar
5 – Xildhibaan Maxamed Axmed Maxamed Beerey
6 – Xildhibaan Maxamed Ibraahim Macalimuu
7 – Xildhibaan Cabdiqani Ismaaciil Saciid
8 – Xidhibaan Cabdiwahaab Cumar Caana-nuug
9 – Xildhibaan Cumar Yuusuf Qalaadiid
10 – Xildhibaan Fardowso Cusmaan Cigaal
Golaha Aqalka Sare ayaa sidoo kale maanta soo magacaabay 6 xubnood oo guddigaan uga mid noqonaya, waxayna tirada guud ee gudigaan noqaneysaa 17 xubnood oo kala 10 golaha shacabka ah, 6 Aqalka Sare ah iyo hal xubin oo guddoomiye Aadan Madoobe uu soo magacaabayo.
Xubnaha guddigaan ayaa looga fadhiyaa qorshihii lagu dooran lahaa madaxweynaha muddo kooban.