DAAUUD SULDAAN WAA HORGAL GARXEJISNA MA METELLO XIRA OO GAASHAAMO GEEYA

Daauud Suldaan Maxamed Suldaan

Dhamaan Jamaahiirta SSC waxaa la ogeysiinaya in Beelweynta Garxejis ay diideen inay ka qaybqaataan shirqooladda uu Gacan-ku-dhiigle Muuse Biixi u qoolayo shacabka Goboladda Sool, Sanaag iyo Cayn.

Horgallada Muuse Biixi soo dirsaday ee Ergadda sheeganaya waxaa ka mid wiil yar oo horgal u ah oo la yiraahdo Daauud Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, kaas oo ka mid ahaa shaqsiyaadkii iibsaday xasuuqii Caruurtii iyo maatadii Garxejis loo geystay 11 Augost 2022, haddii uu degaamadda SSC soo galo hala qabto oo Gaashaamo iyo Reerkiisii uu ku caasiyey halloo diro, GARXEJISNA WAA METELA GUDI UU GUDOOMIYE U YAHAY CADDEGUDE.

Sidoo kale cidkasta oo ka soo jeeda Beelaha Samaroon iyo Ciise oo Gacan-ku-dhiigle Muuse Horgal u ah, waajibaadkiina ka guta, si loo tuso dulmiga ay ku socdaan, islamarkaana aan Laascaanood looga baahnayn hadal jilicsan, af jilicsan iyo wixii la mid ah, dabadeedna gaari Barri haloo saaro.

Jamaahiirta SSC dadka Ergadda sheeganayaa waa Horgallo iyo basaasiin, lagu wiiqayo midnimada iyo sharaftIIna, waxayna micno darro u arkaan dhiigiinii, WAXAYNA CAALAMKA UGA DHIYAAN IN REER SOMALILAND WADAHADLAYO.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here