Daawo Guddoomiye Mursal: Haddii Reer Koonfur Galbeed ka maqan yihiin Baarlamaan federaal maaha

gudoomiyaha baarlamaanka-Maxamed Mursal Sheekh Cabdiramaan

Guddoomiyaha Xil-isgaarsiinta Baarlamaanka Maxamed Mursal oo ah shaqsiga leh sharciyadda iskugu yeeritaanka Baarlamaanka cusub si ay u doortaan qofka ugu da’da weyn ayaa goordhow saxaafada la hadlay, wuxuu si cad u sheegay in dalku Federaal yahay sidaas daraadeedna aan kulan la geli karin iyada oo ay qeyb iyo maamul goboleed dalka ka mid ah uu maqanyahay.

Daawo:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here