DAAWO GUDOOMIYE KU XIGEENKA URURKA REJO OO KABAHA LA DULMARAY MADAXDA MUCAARIDKA

rejo vs waddani

Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Urur Siyaasadeedka REJO oo maanta qaar ka mida saxaafadu wareysatay ayaa si kulul u eedayey Madaxda mucaaridka isagoo ku tilmaamay in Somaliland u wadaan qas, kicin, dagaal iyo fowdo maamul.

Gudoomiyaha ayaa xukuumadda ugu baaqay inay talaabo sharci ah ka qaado.

DAAWO:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here