War DAAWO ISIMADA SSC OO SOO DHOWEEYEY TALIYE XIGEENKII CIIDAMADA SOMALILAND OO KA SOO GOOSTAY June 4, 2023 Facebook Twitter WhatsApp Taliye ku xigeenkii Ciidamadda Somaliland General Saleebaan Barre Geesood oo ka soo goostay maamulkaas ayaa maanta si weyn Magaalada Laascaanood loogu soo dhaweeyey.