Dagaal xoogleh ayaa maalintii shanaad magaaladda Laascaanood ka socda, waxaa laysku adeegsanayaa hubka noocyaddiisa kala duwan.
Maleeshiyada Jamhadda SNM ayaa wada duqeyn loo kala aabo yeelay oo ay ku wadaan shacab, burburinta adeegyada guud iyo guryaha shacab, iyadoo Gacan-ku-dhiigle Muuse Biixi uu muujiyey midabkiisa saxda ah.