DAGAALKII LAASCAANOOD OO MAANTA DEGAN KADIB DAGAALKII ADKAA EE SHALAY

ciidamada jamaahiirta ssc

Dagaalkii 4 tii todobaad ee ugu dambeeyey ka socday magaalada Laascaanood ayaa maanta degan, kadib markii dagaal culusi dhexmaray labada dhinac.

Jamaahiirta SSC iyo maleeshiyadda Jamhadda SNM ee Muuse Biixi hogaamiyo ayaa isu hub urursanaya, iyadoo ay xabadu saacad kasta bilaaban karto.

Weeraradii hore waxaa soo qaadayey Maleeshiyadda Muuse Biixi oo isbidayey inay Magaaladda Laascaanood qabsan karaan, balse iminka u muuqda in taagtiisu u run sheegtay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here