Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo xalay habeen barkii Saxaafadda la hadlay ayaa cadeeyey in Magaaladda Laascaanood ay Ciidamadda SNM ee uu hogaamiyo gacan-ku-dhiigle Muuse Biixi Cabdi ay xasuuq ka wadaan.
Garaadka ayaa ku baaqay inay degaamadda deg deg uga baxaan.
DAAWO: