Hoobiye ayaa ku soo dhacay dhismaha Xarunta Kmg ee Baarlamaanka Soomaaliya xilli ay socotay dooda Baarlamaanka.
Ilaa iyo hadda waxaa la soo sheegayaa in hal qof oo kamid ah shaqaalaha Barlamaanka iyo qof kale oo Shacab ah kana ag dhowaa xarunta ay ku dhaawacmeen.