ISIMADA SSC HAWSHA MAAMULKA FARAHA HAKALA BAXEEN

isimada ssc3

WAXAAN HAMBALYO IYO BOGAADIN MUDAN Ciidamada SSC KHAATUMO ee Gobolka CAYN ee ku gacansayray dalabkii khaldanaa ee ISIMADA SSC ay si Maamulka iyo kala dambeynta dhinac marsan ku doonayeen inay ku siidaayaan maxaabiista Buuhoodle lagu hayo oo Ciidamada Somaliland ka tirsanaa.

Waxaan ISIMADDA laga rabaa inay sida GARAADKA GUUD Garaad Jaamac Garaad Cali ay Maamulka shaqadiisa faraha uga qaadaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here