Wasiirka arrimaha dibadda ee Ruushka Sergei Lavrov oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Moscow ayaa sheegay in madaxweynaha Maraykanka Joe Biden uu sheegay in waxa kaliya ee lagu bedeli karo cunaqabatayntu hadii shaqeynweydo ay tahay dagaalkii saddexaad ee aduunka .
Lavrov oo hadalkiisa sii wata ayaa sheegay in hadii uu dhaca dagaalka sadexaad ee aduunka uu noqon karo oo kaliya “dagaal hubka Nukliyeer ah la isku adeegsado”.