Kenya iyo kooxdii badda iibisay oo kulamo uga socdaan Magaalada Nairobi

a madoobe sh shariif iyo sakiin1

Waxaa Magaalada Nairobi kulamo uga socdaan kooxdii badda iibisay iyo Dawladda Kenya.

Madaxweyniii hore Sheekh Shariif Sheekh Ahmed, Madaxweynaha aan Dawladda Federaalku aqoonsaneyn ee Kenya taagerto ee Jubbaland Axmed Islaam Madoobe iyo madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan oo Dawlada Kenya u yeertay ayaa malmahan kulamo ku la h aa Magaaladda Nairobi.

Kulamadan ayaa looga arinsanayaa sidii Doorashada 2020/2021 ee Somalia ka dhici doonta loo soo saari lahaa shaqsi u jajaban danaha Kenya Soomaaliya ka leedahay.

Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid wax ka xaraashay badda ayaan isagu saxaafada ka soo muuqan.

Xiriirka Kenya iyo Soonaaliya ayaa maalinba maalinta ka dambeysa sii xumaanaya, kadib markii Dawladda Kenya ay ka rajo dhigtay Madaxda adda taladda Soomaaliya haysa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here