Waxaa goordhow soo idlaaday wareegga labaad ee doorashada madaxweynaha Soomaaliya, waxaana codadka ugu badan helay Xasan Sheekh Maxamuud iyo Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.
Wareeggii labaad ee doorashada ayaa waxay murashaxiinta codadka u kala heleen sida soo socota.
1.Xasan Sheekh Maxamuud, 110 cod
2. Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, 83 cod.
2. Siciid Cabdullaahi Deni, 68 cod
3. Xasan Cali Khayre, 63 cod
Waxaa wareegga saddexaad u gudbaya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.