Akhriso: War-murtiyeedka Shirkii Wadatashiga Maxamuud Saleebaan ee Garoowe

shirka wadatashiga puntland2

Waxaa Magaalada Garoowe ku soo gebageboobay Shirkii Wadatashiga Beelaha Maxamuud Saleebaan ee Majeerteen, shirkan oo u socday mudo 3 maalmood ah, ayaa waxaa ka qayb galay siyaasiyiin iyo Waxgarad ka soo jeeda Beeshaas iyo dad kale oo shaqaale degaamadaas ka ah, sidoo Isimo quutuyoomkoodaka qaata.

Shirka hindisihiisa iyo Maalgelintiisa waxaa lahaa Dawlado shisheeye oo cadow ku ah Soomaalida, kuwaas oo doonaya inay boobaan dhulka iyo badda Soomaaliya, waxaana ummadda Soomaaliyeed la wada socotay in hogaamiyaha Maamul Goboleedka Puntland looga yeeray Kenya si weyna loogu soo dhoweeyey, isagoo halkaas ka sheegay hadalo gef ku ah sharafta iyo qaranimada Soomaaliyeed, markii uu ka soo noqdayna uu shirka ku dhowaaqay.

Shirkii Garoowe oo loogu adeegayey Cadowga Soomaaliya, ma ahayn mid ay u dhan yihiin beelaha magacooda la sheeganayey.

Akhriso 11 qodob oo ah rabitaankii cadowga laga soo saaray:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here