Bandhigga caalamiga ee buugaagta oo maanta Laascaanood ka furmay

bandhiga buugaagta laascaanood

Waxaa Magaalada Laascaanood ee Caasimadda Gobolka Sool ka socda Bandhigga caalamiga ee buugaagta oo maanta furmay.

Bandhigan Waxaa ka qaybgalay boqolaal marti sharaf ah oo ka kala yimid Geeska Africa, Ilaa shalay waxaa socotay soo dhoweyn heer sare ah oo loo sameeyey martida ka qayb gashay.

Bandhigan waxaa maalgelisay hayadda SVO ee uu hogaamiyo Cabdi Kariim Siciid Aw Cabdi.

LAASACAANOOD INTERNATIONAL BOOK FAIR

Slået op af Bandhigga Caalamiga ee Buugaagta Laascaanood i Mandag den 9. december 2019

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here