Bankiga Dhexe oo war ka soo saaray dabkii xalay ka kacay xarunta Muqdisho

central bank of somalia

Bankiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray faah-faahin uga bixiyey dabkii xalay ka kacay qeybo ka mid ah xarunta Bankiga ee magaalada Muqdisho.

Qoraalka kasoo baxay Bankiga, oo lasoo gaarsiiyey Badweyn Online, ayaa lagu sheegay in dabku uu ka dhashay fiilo koronto oo ku xiran mid ka mid ah qolalka dambe ee Bangiga oo aan hadda la isticmaalin. Hoos ka aqriso war-saxaafadeed

War saxaafadeed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here