Ciyaartii Sool Star iyo Liyuu Star oo barbar dhac ku dhamaatay

soolstar2

Waxaa barbar dhac ku dhamaatay Ciyaar saaxiibtinimo Sool Star 1 iyo Liyuu Star1.

Kooxda Sool Star ayaa goolkii ugu ka dhalisay, dadaal dheer ka dib koox Liyuu Star ayaa la timid goolkii barbar dhaca.

Kooxda Sool Star ee Gobolka Sool ayaa soo bandhigtay ciyaar wanaag.

Ciyaartan waxaa soo qaban qaabisay hayada SVO Steadfast Voluntary Organization.

Dhowaan ayaa la filayaa in caasimada Gobolka Sool ee Laascanood Ciyaar Saaxiibtinimo ku timaado Kooxda Liyuu Star ee DDS.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here