War Coronavirus: Midowga Yurub oo Soomaaliya u balanqaaday 27 Malyan oo Euro April 9, 2020 Facebook Twitter WhatsApp Midowga Yurub ayaa 27 Malyan oo euro u balanqaaday in ay siinayaaan Soomaliya si ay ula tacaalaan caabuqa Covin 19.