Coronavirus: Wasaarada C Somaliland oo kulan ugu yeertay Cusbitaalada dawlada iyo kuwa gaarka

Kulankan oo ujeedadiisu ahayd sidi cusbitaladu kaalin uga qaadan lahaayeen deddaalka ay Wasaaradda H. Cafimaadku heeganka ugu jirto kahortaga cudurka CORONAVIRUS.

Arintan ayaa qayb ka ah siyaasada W.H. Caafimaadka JSL ee kahortaga iyo xakamaynta xanuunada faafa oo xiligan uu ugu daran yahay cudurka CORONAVIRUS.

Ugu dambayn kulankan ayaa kusoo dhamaaday is afgarad iyo fahan la Isla qaatay iskaashiga labada dhinac.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here