Daawo Ciidanka Buuhoodle: Maanan ilaawin Dadkii Kalshaale lagu xasuuqay

ciidan khaatumo1

Ciidamada Gobolka Cayn ayaa 27 bishan waxay hawlgalo nabad adkeyna ku tageen degaano badan oo Gobolka ka mid ah, iyagoo sheegay in aanay iloobin dadkii Somaliland Kalshaale ku xasuuqday.

Ciidamadu waxay cambaareeyeen hadalkii Taliyaha Ciidamada Somaliland Nuux Ismaaciil Taani, waxayna bogaadiyeen ciidamadii Beesha Warsangeli ee Somaliland isaga tegay.

DAAWO:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here