War Daawo Qurbajoogta Garxejis ee UK oo taageeray Korneyl Caarre baaqyona u diray Beelaha kalena August 3, 2019 Facebook Twitter WhatsApp Qurbajoogta Beelweynta Garxejis ee UK ayaa balanqaaday inay taageero hiil iyo hooba isla garab taagayaan Jamhadda Dulmi-diid ee uu hogaamiyo Korneyl Caarre, sidoo kalena baaqyo u diray Beelaha kalena Somaliland iyo Ciidamadda. DAAWO: