Hayadaha gargaarka dalka Turkiga ayaa garoonka ciidamada ee Magaalada Ankara ka daadgureeyeen dhaawacyadii loo geeyey.
Hayadaha gargaarka dalka Turkiga ayaa garoonka ciidamada ee Magaalada Ankara ka daadgureeyeen dhaawacyadii loo geeyey.
#SNTV.Wasiirka Caafimaadka ee Dalka Turkey iyo Qunsulka Safaaradda Soomaaliya ee dalkaas ayaa la wareegay dhaawacyadii Dawladda Soomaaliya u dirtay Daaweyn dalka debadiisa ah.
Slået op af Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed i Søndag den 29. december 2019