War Daawo Xildhibaan Madaxmed Jaamac oo si adag u weeraray kooxda Cali Khaliif ee Harti Waqooyi sheegatay July 2, 2019 Facebook Twitter WhatsApp Xildhibaan Madaxmed Jaamac oo ka tirsan Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa si adag u weeraray koox sheegay Harti Waqooyi oo uu hogaaminayey Cali Khaliif, kuwaas oo isu diyaarinaya inay Hargeysa ka qadhaabtaan magaca. Daawo