Daawo Xildhibaanada BF ee K Galbeed oo si weyn u dhaliilay shirkii wadatashiga Garoowe

Xildhibaanada 2aqal BF KGS

Daawo Xildhibaanada BF ee Koonfur Galbeed ayaa si weyn u dhaliilay warmurtiyeedkii ka soo baxay shirkii wadatashiga ee Garoowe, iyagoo ugu baaqay inay raaligelin bixiyaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here