Doorashada Madaxtooyadda Jubaland oo qorsheysan inay maanta qabsoonto

doorashada jubaland

Doorashada Madaxtooyadda Jubaland ayaa qorsheysan inay maanta Magaaladda Kismaayo ka qabsoonto.

Waxaa ka jira khilaaf labo dhinac ah, labo Baarlamaan oo labada dhinac kala sameysteen ayaa doonaya inay Madaxweyne doortaan, waxaase la xaqiijinayaa in Garabka Axmed Madoobe ay goaansadeen inay is hortaagaan garabka Isbedel-doonka.

Ciidamada Kenya oo magaalada gacanta ku haya ayaa Axmed Madoobe taageero ciidan la garab taagan.

Saacadaha soo socda ayey kala cadaan doonta xaaladda Jubaland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here