Madaxweynaha Turkiga Racep Tayyib Erdogan ayaa maanta hadla ka jeediyey masjidka Hazrat Ali ee ku yaalla magaalada Istanbul salaaddii Jimcaha ka dib.
Marka lafiiriyo xubinimada NATO ee Finland iyo Sweden , ayuu Erdogan yiri “Waxaan kulan ballaaran la yeeshay ra’iisul wasaaraha Netherland maanta. Berri waxaan wadahadal yeelaneynaa Ingiriiska iyo Finland. waxaa kale oo aan la kulmi doonaa Xoghayaha Guud ee NATO Stoltenbeg .’’
Wuxuu xusay in dalalka Yurub , oo u heysta PKK in ay yihiin argagisixiso ma arkayaan YPG in sida ay ka dhigeen ururadaas “hadalo ay ka jeediyeen baarlamaanadooda’’ayuu yiri Erdogan ” Haddii aan ognahay in NATO ay aad u neceb tahay argagixisada, haddii aan ognahay in NATO ay tahay urur dhinaca ammaanka ah, ma oggolaaneyno in urur argagixio lagu soo daro NATO, Haa ma yeeli karno, waxay ila tahay waxaa la mid ah Sweden iyo Finland ” ayuu yiri