Golaha Amaanka QM oo soo dhoweeyey shirka 15 Feb ee Madaxweyne Farmaajo ku baaqay February 10, 2021 0 Facebook Twitter WhatsApp Shir uu yeeshay Golaha Amaanka Qaranada Midoobay ayaa lagu soo dhoweeyey shirka 15 February ee Madaxweynaha Soomaaliya Farmaajo ugu baaqay Madaxda MaamulGoboleedyada. Akhriso iyadoo English ah: