Hawl-wadeenada Wasaaradda Caafimaadka ee G Sool oo Tukaraq ka wada baadhitaanka CORONA

0

Hawl-wadeenada Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Ee Gobalka Sool ayaa deegaanka Tukaraq si toosa uga wada baadhitaanka Kahortaga cudurka CORONA VIRUSxirfadlayaasha caafimaadku ay kaashanayaan laamaha socdaalka.

Sidookale ay hawlwadeenada tababaro ay u wadaan Iskuduwaha WHC Gobalka sool iyo halwadeenada loo tababaray aqoon kordhinta shaqaalaha gobolada ee heeganka u ah kahortaga cudurka CORONAVIRUS.

https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=136891047821445&id=103133851197165&sfnsn=mo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here