Iiraan oo Ismaacil Qaani u magacawday xilkii uu hayay Jeneraalkii la dilay

trump iyo rouhani

Ismaacil Qaani ayaa loo magacaabay taliyaha cusub ee cutub kamid ah ciidamada ilaalada kacaanka ee dalka Iran oo lagu magacaabo Quds,sida lagu sheegay wakaaladda wararka ee FARS.

Qaani ayaa ahaa Jeneraalkii ku xigay Sulaymaani oo duqeyn dhanka cirka ah lagu dilay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here