INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN ALLE HOW NAXARIISTO WALAALKAYO XAMSE QAWDHAN

0
tacsi1

INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN.

ALLE HOW NAXARIISTO WALAALKAYO XAMSE IBRAAHIM WARSAME (XAMSE QAWDHAN) OO U GEERIYOODAY DHAAWAC AY U GEYSTEEN CIIDAMADA AMAANKA EE DALKA GIRIIGU.

SAMIR IYO IIMAAN DHAMAAN REER QAWDHAN WARSAME, XAASKIISII, CARUURTIISII, HOOYO XALIIMO, QARAABADII IYO ASXAABTIISIIBA.

AAMIIN

OSMAN QAWDHAN WARSAME

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here