Madaxdhaqameedka G Gedo oo DF ugu baaqay inayu xoreyso sida degaamada kale November 9, 2019 0 Facebook Twitter WhatsApp Madaxdhaqameedka Gobolka Gedo ayaa DF ee Soomaaliya ugu baaqay in Jubbaland loogu soo gurmado sidii loogu gurmaday, hirsabeelle, Koonfur Galbeed iyo Galmudug oo loo sameeyo dib u heshiisiin iyo maamul loo dhan yahay. Daawo: