Madaxweynaha dalk Suuriya Bashaar Al Asadoo khadka taleefoonka kula hadlay dhigiisa Ruushka Vladimir Putin ayaa ammanay weerarka uu Ruuska ku qaaday Ukraine oo ku tilmaamay mid lagu saxaya “khaladaadkii ka dhacay taariikhda.”
War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska madaxweynaha Suuriya ayaa lagu cambaareeyay siyaasadda Mareykanka iyo NATO oo lagu tilmaamay mid qas badan ka abuurtay bariga dhexe.
Putin ayaa si weyn u taageeray xukuumada Asad intii uu dagaalka skeye ka socday Suriya.