Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay Taliyayaal Ciidan

farmaajo4

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa waxaa uu magacaabay labo Taliye Ciidan.

Madaxweyne Farmaajo ayaa magacaabistaan kusoo saaray wareegto rasmi ah oo kasoo baxday Villa Somalia.

Taliyaasha la magacaabay ayaa kala ah:

1- S/Guuto Mahamed Cali Bariise Taliye kuxigeenka CXDS

2- S/Guuto Cabdihamid Maxamed Dirir Taliyaha Ciidanka Dhulka/Lugta.

Taliyaha Ciidanka Lugta waxaa dhawaan laga qaaday Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Odawaa Yuusuf  Raage.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here