Raila Odinga oo ku baaqay in Madaxweynaha Kenya iscasilo Somalia ka adkaatay

raila odinga

Gudoomiyaa mucaarid kenya Raila Odinga ayaa sheegay in Madaxweyne Uhuru uu ku fasilmay difaaca badda Somaliyana ka adkaatay sidaas darteed uu iscasilo.

Odinga ayaa cadeeyey in siyaasada dawladda Kenya fasilantay, Soomaaliyana ay ciyaartay siyaasad degan oo laga fiirsaday.

DAAWO GARAAD TV:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here